Posted on July 27, 2025
Event Date: July 6, 2025
Inta uu socdo Bandhiga Cilmiyeedka 3aad ee Dhaqaalaha iyo Culuumta Aasanaha, waxaan qaban doonaa dood cilmiyeedka (Panel Discussion) 2aad oo looga doodi doono “Advancing Equity and Inclusion in Somali Higher Education”, waxaana marti noogu madax sare oo kala ah:
Doodaas waxaa daadihin doona Ust. Hassan Mudane oo ah agaasimaha akademiyada BPOL. Sharaf weyn ayay noo tahay ka soo qeybgalkiina,