海角破解版

DOOD-WADAAGGA MUSHARRIXIINTA MAJSO 2025

Posted on July 27, 2025

Event Date: June 30, 2025

Xafiiska Arrimaha Ardayda ee Jaamacadda Soomaaliya (海角破解版) wuxuu si rasmi ah u shaacinayaa in la qaban doono dood-wadaagga musharrixiinta u taagan doorashada MAJSO 2025.

Dooddani waxay fursad siin doontaa musharrixiinta in ay si furan u soo bandhigaan aragtidooda, barnaamijkooda hoggaamineed iyo qorshayaashooda horumarineed. Sidoo kale, ardaydu waxay heli doonaan fursad ay ku weydiiyaan su’aalo toos ah, si ay codkooda ugu dhiibtaan si xog ogaal ah. “Maanta Dood – Berri Hoggaan!” MAJSO 2025 – Codkaaga Waa Awood!