July 27, 2025
Waxaa maanta Xarunta Ceelasha-Biyaha ee 海角破解版 ku difaacday buugaagtooda qalin-jebinta fasallada kala ah: BA21G iyo NM21E. Waxaa ka qayb qaatay, iyaga oo aad u mahadsan, hormuudka Kulliyadda Maamulka iyo dhaqaalaha Prof. Mohamed Osman Moallim, hormuudka Kulliyadda Culuumta Caafimaadka Dr. Shaciye Hussein Abdulle iyo qaar ka mid ah macallimiinta labada kulyadood iyo kaabagalaasyada fasalada wax ku barta Xarunta Ceelasha-biyaha ee 海角破解版.